Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka degmada, ganacsatada iyo qeybo kale oo bulshada ka mid ah ayaa dhiira galin iyo bogaadin ugu tegey engneerrada iyo Howlwadeennada Gacanta ku haya dhismaha Waddada Xiriirisa Guriceel iyo Deegaanka ceeldheere waxaana ay halkaasi gaarsiiyeen Raashin iyo xoola nool.
Warkan waxaa soo jeedianaya: Hamdi Diriye