Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada Guriceel oo kaashanaya laamaha Amniga degmada ayaa ku guleystay ka hortagista shaqaaqo kasoo cusboonatay deegaannada kala ah ilix’ madaraso Sh Ibrahim iyo buuhood waxaana halkaas ay maamulku ka fuliyeen howl-gal amni xaqiijin ah oo looga hor-tagayey qal-qal galin amni oo ka soo cusboonaadey deegaannadaas.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor