Maamulka Degmada Guriceel oo kulan la qaatay bulshada Deegaanka Gabbuun

0
38

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Sida lagu daabacay Bogga Facebook ee Dowladda Hoose Degmada Guriceel Agaasimaha arrimaha bulshada ee Degmada Guriceel  Xasan Mahdi Geeddi oo ka jawaabaya cabasho ka timid bulshada deegaanka Gabbuun ayaa gaaray deegaankaas.

Agaasimaha ayaa dadka maamulka deegaanka ka dhagaystay war-bixin ku saabsan xaaladda ay cabashada ka yihiin dadka deegaanku’ iyaga oo jeediyey qodobbo ay uga heshiiyeen ciddii ku kacday dhibkan ay ka cabanayaan.

Warkan waxaa faah faainaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here