Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Deegaannada hoostaga Degmada Guriceel howla shaqo u tagay wafdi masuuliyiin ah oo uu hoggaminayo Xoghayaha Degmada Guriceel mudane Bashir Mohamed Salad”Sanka”ayna qayb kayihiin
Taliyaha police degmada,agaasime waaxeedyo katirsan dowlada hoose iyo xubno kamida golaha deegaanka Degmada Guriceel kadib casuumaad ay kaheleen dadka deegaanka LabiCarag oo codsaday in maamulka kulan la qaadto si ay ula wadaagaan baahiyahood iyo cabashooyinka ay qabaan.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali