Maamulka degmada Guriceel oo soo saaray amaro laxariira dhismaha guryaha ee degmadaas

0
105

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulan ay yesheen maamulka degmada Guriceel iyo fuundiyaasha dhisa guryaha ayaa waxa ay ka soo sareen amaro cusub oo laxariira dadka dhisanaya dhismayaal cusub.
Qof kasta oo dhisanaya guri ayaa lagu amray in warqad fasaxa ka soo qataa maamulka dowlada hoose ee Guriceel.
Ugu horeyn qaar kamid ah dadka dhisa dhismayasha ayaa ka hadlay.
Agaasimaha howlha guud iyo guryeynta maamulka degmada Guriceel sayid ali gamuure ayaa ugu danbeyn kulanka ka hadlay.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here