Maamulka degmada Hodan oo dhagax dhigay wadooyinka interlock ah

0
41

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Degamada Hodan Cali Faahle ayaa Dhagax dhigay dhismaha 10 wado oo laha hirgalinaayo Soonkey.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Degamada Hodan , Mas’uuliyiin ka socday Gobalka Banaadir iyo bulshada ku nool degmada.

Waxaa soo jeedineya: Hamdi Diiriye Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here