Maamulka Degmada Hodon Gobolka Banadir oo furay wadooyin xirnaa.

0
51

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-kadib amar dhawaan kasoo baxay madaxda sare ee Gobolka Banaadir kaasi oo ku aadana furista wadooyinka Muqdisho oo dadi qaarkood si sharci darro ah udhisteen ayaa waxaa amarkaasi uu kadhaqan galay degmada Hodan ee Gobolka Banadir.howlgalkaan wado furista ah ayaa waxaa uu kabiowday degmada Hodan iyadoo ay horkacayaan madaxda maamulka degmada oo kaashanaya ciidamada Police ka ee degmadaasi kuwaa oo furay ilaa dhowr waddo oo sharci darro loo dhistay sida ay sheegeen madaxda maamulka degmada.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Bashir Mohamed Salad.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here