Maamulka Degmada Kaaraan Ollole Nadaafadeed ka sameeyay qeybo ka mid ah Degmadda Kaaraaan

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Maamulka Degmada Kaaraan iyo Waaxda Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa  Ollole balaaran oo Nadaafadeed ka sameeyay qeybo ka mid ah Degmadda Kaaraaan ee Magaalada Muqdisho.

Ollalahaan oo ay qeyb ka ahaayeen Waaxda Gadiidka Dowladda Hoose ee xamar ayaa laga fuliyay inta u dhaxeysa Isgoyska Jiirada illaa Xaawa Casir, iyadoona Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Mudane Faarax Cadaani uu ugu baaqay Bulshada in ay door ka qaataan bilic soo celinta Degmada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here