Maamulka degmada Marka oo bilaabay bixinta sabarloogooyinka dhulka

0
50

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Marka ka daahfurtay qaadashada Sabarloogooyinka iyo nidaamka cusub ee keydinta Xogaha dhulka.

Munaasabadda daahfurka ayaa waxa ka qayb galay mas’uuliyiin ka socday maamulka koonfur galbeed Soomaaliya, maamulka Magaalada marka iyo qaybaha kale ee bulshada degmada.

Liban Mohamed Abdi ayaa faah faahinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here