Maamulka degmada Matabaan oo xariga ka jaray xarun lugu talo galay hormarinta adeegyada bulshada

0
59

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dhismaha Xaruntaan oo loogu talagalay in ay bulshada matabaan ku shiraan waxaana xaruntaan xariga ka jaray gudoomiyaha degmada matabaan.
Qaar kamid ah jaaliyada reer matabaan oo dhismaha xaruntaan kaalin ka qaatay ayaa ka hadlay baahiyaha keenay dhismaha xaruntan.
Qaar kamid ah bulshada reer matabaan ayaa soodhaweyey iney helaan xarun ay ku shiraan.
Ugu danbeyn gudoomiyaha degmada Matabaan Bashiir Abdirihman shekeeye ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay soodhaweynayan dhismaha adeegyada bulshada.

Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa Faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here