Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka degmada Walaweyn ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa ka warbixiyey kiiska nin xaaskiisii hore oo afar caruur ah heysatay ku dilay gudaha degmadaas kadibna isku dayey in uu baxsado balse isna ay toogteen ciidamada amaanka markii uu dagaalamay.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor.