Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudomiyaha Degmada oo ay wehliyaan Xog-hayaha Dowlada hoose, Agasimeyal, guddoomiye-yaasha Dhalinyarada iyo sports-ka Iyo madaxa Wacyigalinta Degmada ayaa booqasho indho-indhayn ku tagay degaanka Gurooleey iyagoona dadka degaanka kasoo dhagaystay dhamman Baahiyaha kajira deeganada Gurooleey.
Liiban Mohamed Abdi ayaa warkan soo jeedinaya.