Maamulka degmada xamar-jajab oo wada qorshe lagu yareynayo saxmadda

0
12

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha cusub ee degmada Xamar-jajab ayaa sheegay in maamulkiisu uu la imaanayo qorshe lagu yaraynayo Saxmadda Iyo Jaamka ka jiro degmada Madaama ay ku taalo Dekedda Muqdisho, islamarkaana lagu nidaaminayo wadooyinka ,suuqyada iyo meelaha kale ee ciriirigu ka jiro.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here