Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Caasimadda Dhuusamarreeb, oo kaashanaya maamulka iyo bulshada xaafadaha Dayax Waxaracade, qaar kamid ah golaha degaanka Agaasimaha Dowladda Hoose ayaa wada dadaalo looga gaashaamanayo Fatahaadaha ay keenan roobabka kala duwan ee ka da’a Caasimadda in laga hortago dhibaatooyin kale oo fatahaaduhu sababan aysan dhicin u diyaar garowga digniinaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka ee ku aaddan cabsida laga qabo daadad iyo fatahaaddo ka dhasha Roobab Mahiiggaan ah oo ka di’i doonna Gobollada kale duwan ee dalka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi