Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabadaan xarig jarkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug Ee dhinaca samafarka iyo Mashaariicda, Xubno ka socday Waaxda Arimaha Bulshada Dowladda Hoose iyo Masuuliyeenta Hay’adda SPL oo ka howl gasha Deeganada Gobolka Mudug.
Goobahaan la xarig jaray Ayaa waxaa lugu tala galay inay wax ku bartaaan luguna Ciyaar siiyo caruurta ku nool Kaamamka Dooxo Mudug , Deegaan oo ka mid ah kaamamka dadka Barakacyaasha ah Ee ku yaalo Magaalada Gaalkacyo.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi