Maamulka Dhabad oo Gar gaar ka dalbaday Dowlada Galmudug.

0
45

Dhuusamareeb(Idaacadda Daar-Dheer)Iyadoo xaalad adag oo dhanka abaaraha ay kajirto guud ahaan gobollada kala gadisan ee dalka soomaaliya ayaa hadana dadka kudhaqan deegaanka Dhabadoo kamida deegaanada
hoosyimaada degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
deegaanka Dhabad iyo deegaanada hoostaga ee dhaca xadka dowlad deegaanka soomaalida iyo gobolka Galgaduud dhaca.
Gudoomiyaha deegaanka Dhabad Aadan Cabdinuur “Aadan Gabi”oo Khadka taleefanka kula hadlay Radio Daar-dheer ayaa usheegay in xaalad adag deegaankaa kajirto taasi oo kadhalatay abaarta dalka kajirta una baahanyihiin gurmad biniaadanimo.
Abaarta dalka kajirta ayaa saamayn xoogan kuyeelatay dadka
reer mihiga ah ama xoola dhaqatada ah kuwaasi oo in badan oo kamida soo galeen magaalooyina.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya Bashiir Mohamed Salaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here