Maamulka Dhusamareb oo soo saaray amaro la xariira nadaafada Caasimada.

0
45

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waaxda fayo-dhowrka iyo bilic Soocelinta dowladda Hoose degmada Dhusamareb ee Caasimadda Galmudug ayaa wareegto kasoo saartay gadiidka qashinka ka qaada magaalada.

Agaasimaha waaxda  Bilicsoocelinta iyo faya-dhowrka Dhuusamareeb mudane Shariif Mohamed Geedi oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in nadaafada magalada u xil saarn tahay Shirkada gaara taas oo lagula xisaabtamayo arimaha  bilicda iyo nadaafada Caasimada.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here