Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xoghayaha Maamulka Caasimadda,Galmudug Abdisalaan Caabi Aadan, ayaa ka qaybgalay kulan ballaaran oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda TUBSAN, kaas oo ku saabsanaa nabad-dhisidda, isu-soo dhowaanshaha bulshada, iyo la dagaallanka fikradaha xagjirka ah.
Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa odayaasha dhaqanka, culimada, ururrada dhalinyarada, iyo Uruka Hooyooyinka, wasiir ka tirsan Dowladda Galmudug, guddoomiyaha gobolka Galgaduud, iyo agaasimaha hay’adda TUBSAN ee Galmudug.
Waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi.


