Maamulka Dhuusamareeb oo amaro adag ka soo saaray dadka dhistay biyo mareenada magaalada.

0
94

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xili inta badan dalka uu ka da’ayo roob xoogan oo wata dabeylo iyo daadan magaloyin badana uu fatahad ka geystay ayaa maamulka magalada Dhuusamaeeb waxa ay wadaan dadaalo looga hortagayo qasaare ka dhasha roobka.
Gudoomiyaha Dhuusamareeb ahna duqa caasimada Abdirihman Ali Mohamed ayaa digniin adag u diray dadka dhistay kanaalka biyaha magalada ka saara waxana uu sheegay in ay baneeyan dhismayasha laga dhisay gobahaas maamulka bur burin doono siyey biyaha magalada uga gudbaan.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulakdir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here