Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiye ku xigeenka maamulka caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb Abdisamad Salaad Aadan ayaa waxaa uu sheegay in maamulku uu diyaariyaya qorshe lagu horumarinayo nadaafadda magaalada. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale xusay in dhulalka bannaan ee qashinku yaallo maamulku u aqoonsan doono dhul dan guud ah oo bulshada loogu adeegi doonno.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama