Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):- Maamulka Dowladda Hoose ee Dhuusamareeb ayaa billaabay qorshe ay ku furayaan marinnada biyaha ee hore u xirmay si loo maareeyo biyaha wadooyinka magaalada fariista xilliga roobka.
Waxaa warbixintan soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jama