Maamulka Dhuusamareeb oo bulshada ugu baaqay inay Booliiska la shaqeeyaan

0
71

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Dowladda hoose ee caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo howlo shaqo ku tagay deegaankaa Ina-mid oo hoos timaadda Dhuusamareeb halkaas oo qof shacab ah aano qabiil loogu dilay ayaa guddoomiyaha Dhuusamareeb Abdirahman Ali Mohamed Geeda-qorow oo bulshada deeganaka la hadlay waxaa uu sheegay sida loogu baahanyahay in bulshadu ula shaqayso Booliiska si anabad-gelyada loo ilaaliyo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here