Maamulka Dhuusamareeb oo dalbaday in ay furaan kanaalada biyuhu maraan.

0
62

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Xog-hayaha Ururka Naafada Caasimadda Galmudug Axmad Ciise Cabdi oo la hadlay Radio Daardheer ayaa sheegay in dadka naafada ahi ay dhib ku qabaan marista waddooyinka biyuhu fadhiyaan, waxa uu maamulka Dhuusamareeb iyo shacabkaba ugu baaqay in wax laga qabto biyaha magaalada Fariista isagoo codsaday in la furo kannaallada biyaha loogu tala-galay ee magaalada dhexdeeda ah.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Axmad Maxamed Jaamac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here