Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Dowladda hoose ee Dhuusamareeb oo kaashanaya ganacsatada magaalada ayaa dhisme ku billaabay biyo-xireenka magaalada maadaama laga cabsi qabo in roobab xooggan oo dabaylo wata dalka ka da’aan sida ay digniino dhowr ah ku sheegtay hay’adda maaraynta Musiibooyinka qaranku.
Abdidahir Garad Ali ayaa warbixintan diyaariyay.