Maamulka Dhuusamareeb oo kulan la qaatay bulshada degaanka Barkulan.

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Maamulka Caasimadda Galmudug, Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Caasimadda, xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka Dhuusamareeb, iyo qaar kamid ah Agaasimayaasha Maamulka Caasimadda ayaa ka qaybgalay munaasabad kooban oo ka dhacday deegaanka Barkulan.
Deegaanka Barkulan, oo kamid ah deegaanada hoos yimaada Caasimadda Galmudug, ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday mid kamid ah baraha hoos yimaada Maamulka Caasimadda Galmudug.

waxaana inoo soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here