Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qaar ka mid ah aqoonyahanada Magaalada Dhuusamareeb ayaa ugu baaqay maamulka magaalada inay bulshada Caasimada u sameeyaan darisayn iyo xiriir dhow. Aqoonyahanadani waxay ku tilmaameen darisaynta inay tahay arrin muhiim ah oo kor u qaadi karta nabadgelyada, horumarinta adeegyada bulshada, iyo xoojinta wada shaqeynta bulshada iyo maamulka.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jaamac