Maamulka Dhuusamareeb oo mideeyay Shiradaha ka shaqeeya nadaafadda Magaalada.

0
63

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Maamulka Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa qabtay munaasabad lagu mideynayey shirkada kala duwan ee ka shaqeeya nadaafada magaalda Dhuusamreeb waxaana dib u eegis ka dib masuuliyadda nadaafadda Magaalada iyo qashin qaadkeeda ku wareejiyay hal shirkad oo lagu magacaabo Amiira
Company Amiira ayaa ka shaqeyn doona dardargelinta shaqooyinka nadaafada Magalada.

Warbixintan waxaa faahfaahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here