Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha waaxda maamulka iyo maaliyada dowlada hoose ee Dhuusamareeb Axmed Xasan Cali oo lahadlay Radio Daar-Dheer ayaa sheegay in Maamulka degmada Dhuusamareeb canshuurta ay bixiyaan bulshadu ugu qabtaan adeegyo laxariira hormarinta degmada sida in looga shaqeeyo hormarinta nadaafada degmada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.