Maamulka  Dhuusamareeb oo qori-tuur u sameeyay  dadka ku ganacsanaya suuq dhowaan la hirgeliyay

0
67

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa   qori tuur  u sameeyey in ka badan 38 qof oo ah  ganacsato ah  una  tartamayey  ku ganacsiga  qeybta hoose ee suuqa weyn ee Dhuusamareeb oo dhawaan xarigga laga jaray

Qori tuurka ayaa ujeedadiisu ahaa in qaab nasiib ah qofku  uu ku helo  qeybtii  uu ka degi lahaa dhismaha suuuqa.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here