Maamulka Dhuusamareeb oo xaafada waxaracade ka sameyey furista wadooyin xirnaa

0
66
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha maamulka Caasimadda mudane Cabdiraxmaan Cali Maxamed geeda qorow oo ay wehliyaan Xoghayaha Dowladda Dowlalada Hoose Mudane Abdisalaam Aabi Aadam, qaar ka midda xildhibaannada golaha deegaanka iyo agaasimaasha maamulka Caasimadda ayaa kormeeray Xaafada waxracade oo ay ka socoto howlo dib u balaarin oo lagu samaynayo wadooyinka iyo ololo nadafadeed oo ka socda xaafadda.
Gudoomiyaha oo goobta ka hadlay ayaa ugu baaqay shacabka caasimadda in laga shaqeeyo sida loo balaarin laha wadooyinka xaaafadaha ayna tahay masuuliyad saaran qof walba oo ku nool magaaladda ilaalinta wadooyinka caasimadda.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here