Maamulka Dowladda hoose ee Dhuusamareeb oo amarro cusub kusoo rogay shacabka Caasimadda.

0
64

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Duqa Degmada Dhuusamreeb Cabdiraxmaan Cali Maxamed –Geeqa-qorow iyo ku xigeenkiisa Abdisamad SAalaad Aadan oo billaabay olole ay waddooyinka Caasimadda ku furayaan ayaa shacabka waxa ay ku amreen inaan la dhisan karin dhul aan shari ahayn iyagoo codsaday in lagala shaqeeyo horumarinta bilicda Caasimadda.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:-Ahmed Mohamed Jaamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here