Maamulka Gaalkacyo Galmudug oo billaabay dhaqaale ururinta santuuqa horumarinta degmada

0
115

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo Gudiga santuuqa hormarinta degmada galkacyo ayaa saakay si wadajir u bilaabay lacag aruurinta mashruuca isku tashiga bulshada waxayn ku amreen in aysan la dhaafin bixinta lacagtu 15 September.

Duqa Degmada Gaalkacyo  Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo ay weheliyaan Maayar ku xigeenka Degmada  Maxamed Cabdi Cilmi , ururka haweenka gobalka mudug,Golaha Deegaanka, Gudoomiyaasha Xaafadadda, Xubnaha Gudiga Santuuqa Horumarinta , Ganacsato iyo odayaal dhaqameed ayaa bilaabay qaaraan aruurinta Bulshada.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here