Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ololahan nadaafadeed oo ah mid baaxad leh ayaa si habsami leh uga socda degmada Gaalkacyo, waxaana lagu nadiifinayaa goobaha muhiimka u ah bulshada deegaanka sida goobaha Ganacsiga,wadooyinka iyo xafadaha.
Hawl-wadeennada maamulka degmada oo uu hor kacayo Duqa Degmada Gaalkacyo, ayaa si maalinle ah uga shaqeynaya dib u soo celinta bilicda guud ee magaalada Gaalkacyo.
Warkaan waxaa faah faahinysa: Hamdi Dirie Ali