Maamulka Gaalkacyo Puntland oo kormeeray dhismaha waddooyin laga hirgelinayo magaaladaasi

0
72

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maxamed Cabdirisaaq Daacad, guddoomiyaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, Puntland ayaa waxaa uu kormeeray dhismaha waddooyin laga hirgelinayo xaafadda istraac ee Gaalkacyo Puntlad.

Waddan laga dhisayo gaalkacyo waxaa horay u saameeyay roobab ka da’ay magaalada Gaalkacyo, waxgaradka xaafadda dhismahan laga fulinayo iyo maamulka dowladda hoose ee hirgelinaya ayaa goobta ka hadlay.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here