Maamulka Galmudug oo keydad biyood ka hirgaliyay qaar kamid ah deegaannada Gobolka Mudug.

0
58

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Galmudug ayaa dadaal xooggan ku bixiyay sidii loo xallin lahaa caqabadaha ka dhashay biyo la’aanta iyo abaarta saameysay deegaanno badan oo ka tirsan Gobolka Mudug.
Tallaabadan ayaa qayb ka ah qorshe ballaaran oo lagu xoojinayo adeegyada asaasiga ah ee bulshada iyo ilaalinta deegaanka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here