Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Iyadoo dagaaladda ka dhasha isku dhacyadda muraanka dhulka ya ku soo bateen deegaano ka tirsan gobalka Mudug ayaa Maamulka Galmudug lagu baaqay inay soo saaraan sharciyo adag oo ku saabsan maamulka iyo isticmaalka dhulka si meesha looga saaro Khilaafaadka arrimaha dhulka ka dhasha .
Gudoomiyaha Uruurka haweenka gobalka Mudug ee galmudug Maymuun Cali Nuur Gayfane ayaa maamulka galmudug ugu baaq day in Sharciyo adag laga soo saro Arrimaha dhulka si loo yareeyo Khilaafaadka bulshada dhexdeeda ah.
Warkan waxaa faah faahinayasa: Sacdio Abdulkadir Yusuf
Audio Player