Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Garoonka Aadan Cadde Aayaa xarigga jaray Baakinka cusub ee Garoonka,
Dhismahan ayaa loogu talagalay in lagu yareeyo ciriiriga iyo saxmadda ka jirta gudaha garoonka iyadoo laga codsaday Shaqaalaha Dowladda in ay gacan ka geystaan joojinta gaadiidka la dhigo gudaha Garoonka.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali