Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa bilaabaya Leesin siinta (Ruqsad) Injineerada iyo Farsamo-yaqaanada ka shaqeeya dhismaha Guryaha ee Muqdisho
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Saalax Xassan Cumar ayaa ku dhawaaqaya wareegtada ka soo baxday xafiiska Gudomiyaha Gobolka Banaadir.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed