Maamulka Gobolka Banaadir oo daah furay mashruuca nadaafada iyo bilic soo celinta Caasimada

0
96

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Maamulka gobolka Banaadir oo ay wehliyaan agaasinka Nadaafadda degmada iyo shirkadda Ifi ayaa Daljirka dahsoon ee gobolka Banaadir ka daahfuray mashruuca Bilic soo celinta iyo horumarinta Nadaafadda Muqdisho.

Barnaamijkan oo socon doona maalmaha xorriyadda ayaa lagu nadiifinayaa laamiyada waawayn ee Degmooyinka gobolka Banaadir waxaana ka shaqaynaya maamullada Degmooyinka iyo xaafadaha kala duwan ee gobolka.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here