Maamulka Gobolka Banaadir oo deeq Lacageed ku wareejiyay Hey’adda SODMa.

0
24

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Hay’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SODMA) ku wareejiyay deeq lacageed oo gaaraysa $200,000 (laba boqol kun oo doollar), si loogu caawiyo dadaallada gurmadka abaaraha ka taagan Gobolka Awdal ee Waqooyiga Galbeed Soomaaliya.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here