Maamulka gobolka Banaadir oo wado Interlock ah ka dhagax dhigay Degmada Warta Nabadda

0
66

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-

Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa dhagax dhigay Wado Interlock ah oo noqoneysa wadadii 6-aad oo laga hirgelinayo Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir.

Waxa Ka qeyb galay dhagax dhiga Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda Marwo Seynab Maxamuud Xaabsey iyo qaar Kamid ah Bulshada Degmada Warta Nabadda.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here