Maamulka Gobolka Banaadir Oo xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Faya-dhowrka Degmooyinka Gobolka.

0
58

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Gobolka Banaadir
Ayaa xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Faya-dhowrka Degmooyinka Gobolka banaadir. Waxana munaasabada xarig jarka ka qeebgalay maasuliin kala duwan oo isku jura heer gobol iyo heer dagmo . Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasada maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo xariga ka jaray dib-u-howlgelinta Faya-dhowrka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa bulshada ugu baaqay inay si wanagsan uga qeeb qaatan soo celinta fayadhowka magalaada Muqdisho.

Warakan waxaa soo jedineysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here