Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xildhibaano katirsan DFS ayaa caawa xariga ka jaray xarunta cusub ee Ugbaad Mall ka hirgalisay Degmada Waabari
Xarunta ayaa ah qeybtii labaad ee laga hirgeliyay degmada Waaberi
Munaasabada xarig jarka xarunta waxaa kasoo qeybgalay masuuliyin ka tirsan Dowladda, maamulka gobolka Banaadir, ka degmada Waaberi iyo masuuliyin kale .
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali