Maamulka gobolka Banadir oo dhagax-dhigay waddo laga hirgelinaayo Degmada Kaaraan.

0
10

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagax-dhigay waddo Interlock oo laga hirgelinaayo Waaxda Wajeer ee Degmada Kaaraan.
Munaasabadda dhagax-dhiga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Mudane Faarax Cadaani Maxamed, mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada Degmada Kaaraan.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifitaha Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here