Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):–Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Saldhiga Booliska Degmada Heliwaa kusoo bandhigay Maandooriyeyaal laga soo qabtay Magaalada Muqdisho, asigoona u Mahadceliyay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo howlgalkaasi fuliyay. Mandooriyaalka ayaa isku jura qeybaha kala duwan ee daroogoda
Waxan una shaqey duqa magalada Muqdisho in qofkii lagu soo qabto la horgeeydoono sharciga
Warbixintan waxaa soo jeedineysa-Sadio Abdulkadir Yusuf