Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka soomaaliyeed ayaa Bulshada ugu baaqday in ay ka fogadaan hareeraha Wabbiyada iyo Goobaha biya mareenada ah xilli roob xoogan uu ka da’ay gobolada dalka.
Roobabka ayaa melaha qaar sameyn xoogan ku yeeshay bulshada sida magalada Baladweyne oo xaafadaha qaar laga barakacay.
Abbdulahin Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya