Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug oo xarigga ka jaray waddo laga hirgaliyay Gaalkacyo.

0
46
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabaddan oo lagu xarig jarayay wadada Astaan Hobyo  waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Xoghayaha Dowladda Hoose ee Gaalkacyo, xubno ka tirsan golaha deeganka Degmada Gaalkacyo, Odayaasha dhaqanka iyo Masuuliyeen kale.
Dhismaha wadadaan Astaan hobyo ayaa waxaa iska kaashaday UN-JPLG iyo Maamulka Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo.
Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa-Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here