Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa amar duldhigay hay’addaha samafalka ee ka howlgala deegaanada Gobolka Mudug
Waxaana amarka maamulka gobolku imaanaya ka dib markii ay soo gaareen cabashooyin kala duwan oo yimid dadka deegaanka ayna ka qabaan hay’adda Samafalka ee ka shaqeeya Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali