Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabadan oo lagu daahfurayay qeeybta hooyada iyo dhalaanka isbitaalka Xamar ayaa waxaa loogu adeegi doonaa hooyada iyo ubadkeeda.
Xarunatan ayaa waxaa hirgilinteeda waxaa iska kaashaday maamulka isbitaalka isbitaalka Xamar iyo hay,ada Kheeyraad oo kashaqeysha arimaha caafimaadka.
Warkan waxaa soo jeedinaya:-Liban Mohamed Abdi.