Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Kulankan oo looga tashanayay horumarinta Deegaanka Docolley oo hoos taga degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa lagu qabtay deegaankaas, waxaana shirkan ka qayb-galay wax-garadka deegaankaas, bulshada iyo maamulka.
Waxaa ay sheegeen dadka ka qayb-galay kulankan inay dib hagaajin ku samaynayaan deegaanka oo la doonayo in laga hirgeliyo adeegyada muhiimka ah sida Caafimaafka iyo xarunaha Maamulka.
Warkan waxaa soo jeedianaya:- Abdidahir Garad Ali
Audio Player